Shakamad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Suun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shakamad

shakamadayn | shakamadee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg