Shanboolo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah siyaabaha turubka loo cayaaro oo afar nin ku dheelaan hal turub oo biigga laga saaray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shanboolo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg