Shanqartiro
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Si aan shanqar loo maqlin aayar u socosho. ld sharqartiro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shanqartiro ↴
sanqartiro | sharqartiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg