Shaqiiqato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xanuun madaxa dhinac ka qabta; goonjab. 2. Iin ku dhacda geela oo isu dhowaysa addimadiisa dambe oo kilkiluhu is xoqaan oo nabar yeeshaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqiiqato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg