Shaqojoojin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Diidmo ay shaqaaluhu ku diidayaan in ay wadaan shaqada, ayaga o codsanayaan lacag dheeraad, ama xaalad ka wanaagsan tii hore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqojoojin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg