Shaqshaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Shay indho yaryar oo daldaloola leh oo budada iyo buunshada badarka lagu kala bixiyo.
Shaqshaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Wax shaqshaq ku kala saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqshaq ↴
shaqshaqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg