Sharafdhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Maamuus xumo qof gaarta.

Sharafdhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Cid maamuus jebid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharafdhac

facshar | sharafdhicid | sharafjab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg