Shaw-maddoonto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah mariidka oo si degdeg ah neefka u dila, baadigoobkiisana aan loo dheeraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaw-maddoonto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg