Shaxeex
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago. 2. Warbixin been ah.
Shaxeex
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo ujeedin.2. Warbixin been ah sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaxeex ↴
shaxeexid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg