Sheellare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Bir xalleefsan, shukaanta halkeeda hoose ku taal oo marka cagta lagu riixo uu kordho xawliga wareegga matoorku.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheellare ↴
sheellarayn | sheellaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg