Sheen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.

Sheen

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay)

Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheen

sheemid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg