Shibbane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)(nax.) Xaraf aan kaligii lagu dhawaaqi karin in shaqal lagu daro ma ahee; waxaa la maqli karaa kolka uu shaqal weheliyo. Tus. “b(a), t(a), j(a) iwm”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shibbane ↴
b | t | c | d | f | g | h | s | j | k |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg