Shifo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Caafimaad wax lagu cuno ama lagu cabbo; fayoobi; ladnaan. 2. (e.d) Erey duco ah oo cuntada ama cabidda horteeda la yiraahdo, ama qof saxday lagu yiraahdo; salaama!.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shifo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg