Shiilo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)1. Subag ama saliid wax ku bislaysasho. 2. Burcad-dhalaalsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiilo ↴
jaawe | taawo | busteeki | caaneeyo | debsaar | doobshiid | geedxamar | jifi | kabaab | kumbis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg