Shiraanshirix

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Lafo yaryar oo carjaw ah oo kala goysyada addimada iyo cumaacumta cagta ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiraanshirix


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg