Shucaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Iftiinka qorraxda. 2. Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.
Shucaac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Shucaac muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shucaac ↴
shucaacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg