Shucub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

1. Dun, mayrax iwm oo wax lagu qurxiyo. 2. Cutub ubax ama miro ah oo isku meel ka soo baxay, sida miraha canabka. 3. Toorrey daabkeeda inta sare ee maartu ku jirto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shucub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg