Shukaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iwm wadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shukaami ↴
shukaamin | shukaamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg