Shulle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro. 2. Cagta dadka iyo dhudhunka meesha ay iska galaan; canqaw. ld shullo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shulle

shullo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg