Shulug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Shaati dheer oo ilaa shullaha gaara oo badanaa carabtu qaadato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shulug


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg