Shuqee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)1. Ul afkeed iwm wax ku mudmudid. 2. Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuqee ↴
shuqayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg