Shushubo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)1. Hoore weel ku gedgeddisasho. 2. Maro shushub u yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shushubo ↴
shushubasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg