Shushubsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

maro, daah iwm wax shushub loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shushubsan

shushubsanaan | shushubsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg