Shuuq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid. 2. Wax weynaa yaraansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuuq

bashuuqsad | bashuuqsasho | bashuuqsi | bashuuqso | shuuqid | shuuqsasho | shuuqshuuq | shuuqshuuqle | shuuqsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg