Shuux
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Roob aan tabar lahayn oo dhibco yaryar.
Shuux
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Roob aad u dhibco yaryar oo aan tabar lahayn di'id.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuux ↴
caadgoror | dabduug | dumaal | shuuxid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg