Sibbi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Silsillad dahab ah. 2. Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sibbi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg