Sibiibixo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.

Sibiibixo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sibiibixo

sibiibixasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg