Sid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa. 2. Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.

Sid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.

Sid

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. (f.g) Cid ama wax qaadid ama kor u hayn. 2. (f.mg) Neef dheddig wax riman ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sid

aaddi | aadimo | caabbin | h | s | saa | caabid | caabuq | aale | kaabul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg