Sid-dhowee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Dheddig xoolaad oo rimman waqtigii ay dhali lahayd u dhowaasho. ld shindhowee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sid-dhowee

shindhowee | sid-dhoweyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg