Siddeetan

Qaabnaxa: m.l.t. Isrogrogga:

Tiro ka kooban siddeed meelood oo min toban ah; siddeed tobnaad; “80”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siddeetan

siddeetamaad | siddeetameeye | siddeetanaad | siddeetaneeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg