Sidig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dko, m.l)

Laba halaad oo hal ilmo ah ku wada irmaan.

Sidig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Laba xoog oo isle'eg, isku lid ah, barbaro ah, si wadajir ahna u saaran walax. Xoogaggaasi waxa ay sababaan in ay walaxdu ku wareegto dhidib dhexaad-keeda.

Sidig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dkay, -digtay; -dki)

Hal geel ah ilmo aysan dhalin oggolaysiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sidig

sidkid | sidko |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg