Sidix
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Harag aan dhogor lahayn. 2. S. ah: ilmo yaroo markaas dhashay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sidix ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sidix ↴