Sifaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sifaal

sifaale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg