Sifsif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tolmada dharka oo si gaar ah dunta la isaga kor boodbootiyo.
Sifsif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Tolmada dharka si gaar ah dunta isaga kor boodbootin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sifsif ↴
sifsifid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg