Siibo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siibo ↴
masiibo | musiibo | siibasho | xuubsiibo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg