Siidimmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Qardhabo yar oo garka timaha cirrada ah looga siisiibo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siidimmo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg