Siifad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo. 2. Urka saliidda beerka libaax-badeedka iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siifad ↴
siifadayn | siifadee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg