Siilholac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Halaamacoodka siilka oo uu keeno sida badan deris ku noolka la iraahdo “trichomonas vaginalis”, oo u sabab ah: cunto xumo iyo nadaafad xumo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siilholac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg