Siimow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Biyo meel ku jira oo inta ay dhulka hoostiisa xulaan meel kale ka soo dhashuuma.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siimow

cadaadis-siimow | kollooydh-soocid | milan sare | milan-hoose | xuub-badh-habe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg