Siin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iiman, m.l)

1. Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka 2. Duuf. 3. Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.

Siin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg sii². ld siis.

Siin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.

Dheeraadsiin*

waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siin

aabayeel | aabee | aadsiin | ogeysiin | oggolaysiin | qaabbilsiin | taabsiin | waabariisiin | waabberiisiin | yaasiinmaddoone |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg