Siisto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Erey macnahiisu walaal u dhigmo oo loo yiqiin haweenkii xisbiga leegada xubinta ka ahaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siisto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg