Siji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siji

ogsijiin | oksijiin | kursijiif | sijin | sijis | sijisan | sijisasho | sijisnaan | sijisnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg