Simbiriirixi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga simbiriirixi ↴
sidbi | simbiriirixin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg