Simbiriirixo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.

Simbiriirixo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga simbiriirixo

simbiriirixasho | simbiriirixoo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg