Sinsaaryo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo. ld sinsaaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinsaaryo ↴
sinsaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg