Siqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siqo

siqasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg