Sir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.
Sir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid khiyaamayn.
Sir-dusiye*
Waa shaqsi u shaqeeya dawlad ama shirkad ee u soo dusiya dadweeynaha ama madax sare xog xasaasi ah ee la xariirta arrin dhacday sida musuq ama talaabo qaldan. English: WhistleblowerÂ
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sir ↴
jaasuus | saadso | yasir | yasirid | afbax | afjig | aragti-isir | asraar | baare | basaas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg