Sirdilyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxyeelidda si khayaamo ah cid wax loo yeelo. ld sirdilid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sirdilyo

sirdilid | sirkudilyo | sirutibyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg