Sirgaxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xntay; -xmi)Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.
Sirgaxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sirgaxan ↴
sirgacan | sirgaxmid | sirgaxnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg