sirnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg siran. ld sirnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirnaan ↴
fasirnaan [m.dh]
ld fasilnaan.
fasirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fasilnaan.
gaasirnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaasiran². ld gaasirnaansho.
gaasirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaasirnaan.
sirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sirnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg